top of page
Wave

WADIIQAD DOORASHO WADA-GUULEYSI AH

Xilligaan oo kale waxaa qorshuhu ahaa in shacabka Soomaaliyeed u dareeraan doorasho qof iyo cod. Hasayeeshe, hoggaamiyaasha siyaasadda Soomaaliya waa ay isla meel dhigi waayeen doorasho toos iyo mid dadbanba in ay dalka ka qabtaan iyada oo muddo xilleedka hay'addaha dowladdu soo idlaanayo. Kadib markii SPR CENTER daraasaad kooban ku sameysay halka heerkulka doorashadu mareyo iyo welwelka laga qabo in ay fowdo iyo xasilooni darri dalka u horseedo. Waxaa ay jilayaasha siyaasadda iyo bulshada caalamka ee daneeya arrimaha Soomaaliya u soo bandhigeysaa Wadiiqad Doorasho Wada-guuleysi ah (Win Win Election Roadmap) oo looga gudbi karo ismariwaaga ka taagan doorashada Soomaaliya.                  Halkan ka aqriso warbixinta oo dhameystiran.     https://documentcloud.

​

​

bottom of page